Rooble iyo Madax kale oo ku lugeeyay Laamiga isku xira Balcad iyo Muqdisho (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo masuuliyiin kala duwan oo la socda ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe.   Ra’iisul Wasaaraha oo ay wehliyaan madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe), Wasiirka Amniga XFS iyo mas’uuliyiin kale, ayaa booqashadan ugu kuurgalaya xaaladaha amni nololeed ee … Continue reading Rooble iyo Madax kale oo ku lugeeyay Laamiga isku xira Balcad iyo Muqdisho (Sawirro)